🌹Nasteex Media🌹


Channel's geo and language: Iran, Persian
Category: not specified


Cilmi sharci ah, Aqoon-raadis, Xaqiiqo-ururin iyo Xog-baadhis.
تمّ تأسيس القناة 2020/12/20 بواسطة
https://t.me/jannadoone

Related channels  |  Similar channels

Channel's geo and language
Iran, Persian
Category
not specified
Statistics
Posts filter






RAMADAAN YAAD NOQON.pdf
502.3Kb
Walaashayeey! Ramadaan yaad noqonaysaa? Salma mise Xannaan?


🔰🔰 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 🔰🔰

Ramadan Mubarak!
🌙 🕌

Allah ha inaga dhigo kuwa bishan barakaysan ka faa’iidaysta.

https://t.me/addlist/sZlVByXd1rVjMGY8
https://t.me/addlist/sZlVByXd1rVjMGY8

🔗 𝗞𝗨 𝗕𝗜𝗜𝗥

◣──•❉ 🌙❉•──◢
◢◤◢◤🌙◥◣◥◣
╔━━❖⤵️❖━━╗
《CLICK HERE 》
╚━━❖🌙❖━━╝
◥◣◥◣🌙◢◤◢◤


🟠
══█⤷ Join All █═══💠🟠

📿𝑲𝒖 𝑺𝒂𝒍𝒊 𝑵𝒆𝒃𝒊𝒈𝒂 SCW📿
╚━━━━❖❖🌙✨❖❖━━━━╝


U Diyaargarowga Bisha Barakaysan ee Ramadaan☪

Bisha Ramadaan waa bil kheyr, naxariis iyo fursad uu qof walba dib u habeyn ku sameyn karo noloshiisa. Waa bil barakeysan oo na loo siiyay si aan ugu soo dhawaanno Allah, qalbiyadeennana ugu nadiifinno cibaado iyo samafal.
Sida aynu u diyaargarowno munaasabadaha waaweyn ee nolosheena, waa in aynu sidoo kale si hagar la’aan ah ugu diyaar garowno Ramadaanka. Waxaa muhiim ah:
✅ Dib u eegis nafteenna – Xisaabi naftaada intaadan la xisaabtamin! Dib u eeg camalkaaga oo go’aanso waxyaabaha aad horumarin karto.
✅ Cibaadada kordhi – Bilaaw inaad salaadda sunnaha badaneyso, Qur’aanka akhriskiisa badiso, adkaarta iyo ducada joogtayso.
✅ Caadooyinka wanaagsan samee – Ku dadaal in aad sadaqada badiso, dadkana wanaag la wadaagto.
✅ Cuntadaada hagaaji – Jidhkaaga u diyaari soonka adoo cuntooyinka caafimaadka leh xulanaya, si aad tamar u yeelato.
✅ Niyyada sax – Niyaddaada sax oo u diyaargarow Ramadaan adigoo ka go’an in aad uga faa'iidaysato si buuxda.
Ramadaan waa bil fursad ah – Ha luminin! Ilaahay ha ina gaadhsiiyo Ramadaan, innagana ha inaga dhigo kuwa si sax ah uga faa’iidaysta. Aamiin!
Waa maxay diyaargarowga aad hadda bilaabayso? Fikraddaada noogu reeb!
Alle swt nabad ha nagu gadhsiiyo, kuwa ka faideystana alle ha inaga dhigo.

https://t.me/Iftiinkamabda


💛♖⛔️ тσƤ 𝐬𝑜𝔪ⒶĻ𝓘 ⛔️♢👍
♻️♻️ Somali Community 2025 ♻️♻️
¦ᵀᵒᵖ ᵀᵉˡᵉᵍʳᵃᵐ ˢᵒᵐᵃˡⁱ ᶜʰᵃⁿⁿᵉˡˢ¦

### 🕋 Diini 📿
- ⛓️🏅 @Al_xakiim 📜
- ⛓️🏅 @Quruxdaislaamka ☪️
- ⛓️🏅 @Hidaayatu_Rabi 📿
- ⛓️🏅 @hogaan_Dumar 🫅
- ⛓️🏅 @Dhaqan_wanaag 🕋
- ⛓️🏅 @TAMARSIINTARUUXDA 🕌
- ⛓️🏅 @Diinteenna_Macaan 🤲

🫡•○••○••○••○••○••○
### 🎓 Dhiirigilin & Xigmado 🏆
- ⛓️🏅 @XikmadoSom 🌸
- ⛓️🏅 @Dhiiragaliye 💝
- ⛓️🏅 @AishaAhmed99 ❤️‍🩹
- ⛓️🏅 @QalbiDhaye143 🫀
- ⛓️🏅 @kalimakariim 🌟
- ⛓️🏅 @xaqiiqadanolosha 😍
- ⛓️🏅 @Albaanichannel252 🤳
- ⛓️🏅 @Ruuxda 🥰
- ⛓️🏅 @dareenbulsho 👩‍❤️‍👩

🫡•○••○••○••○••○••○
### 💏 Jacaylka & Oraahyo 💏
- ⛓️🏅 @Dareen_side 💏
- ⛓️🏅 @Hasancaashaq 😘
- ⛓️🏅 @Mohametahmed 💭
- ⛓️🏅 @Noqoxiddig 🎶
- ⛓️🏅 @DunnidaSuugaanta 👩‍❤️‍👩
- ⛓️🏅 @qalbiyadeena 🫀

🫡•○••○••○••○••○••○
### 📚 Aqoon & Fasaaalo 👩‍🎓
- ⛓️🏅 @maanhage 🔐
- ⛓️🏅 @farsamada 🌱
- ⛓️🏅 @KobciAqoontaada2 🏃
- ⛓️🏅 @guuleyso11 📊

🫡•○••○••○••○••○••○
### 📜 Buugaag & Maktabad 📖
- ⛓️🏅 @somalibooks 📖
- ⛓️🏅 @Somalilibrary 📕
- ⛓️🏅 @kobciyebooks


Hadii kaler kuwa mid edit gareyso sxb hadii ka qurux badnaado space ka saar

---

### 🌟✨ тσƤ 𝐬𝑜𝔪ⒶĻ𝓘 ✨🌟
••○••○••○••○••○••○••○••○••○
🌍 Somali Community 2025 🌍
¦ᵀᵒᵖ ᵀᵉˡᵉᵍʳᵃᵐ ˢᵒᵐᵃˡⁱ ᶜʰᵃⁿⁿᵉˡˢ¦

---

### 🕌 Diini & Iimaan 📿
- 🔗 @Al_xakiim 📜
- 🔗 @Quruxdaislaamka ☪️
- 🔗 @Hidaayatu_Rabi 📿
- 🔗 @hogaan_Dumar 👑
- 🔗 @Dhaqan_wanaag 🕋
- 🔗 @TAMARSIINTARUUXDA 🕌
- 🔗 @Diinteenna_Macaan 🤲

---

### 📚 Aqoon & Xigmado 🧠
- 🔗 @XikmadoSom 🌸
- 🔗 @Dhiiragaliye 💝
- 🔗 @AishaAhmed99 ❤️‍🩹
- 🔗 @QalbiDhaye143 🫀
- 🔗 @kalimakariim 🌟
- 🔗 @xaqiiqadanolosha 😍
- 🔗 @Albaanichannel252 🤳
- 🔗 @Ruuxda 🥰
- 🔗 @dareenbulsho 👩‍❤️‍👩

---

### 💖 Jacaylka & Oraahyo 💬
- 🔗 @Dareen_side 💏
- 🔗 @Hasancaashaq 😘
- 🔗 @Mohametahmed 💭
- 🔗 @Noqoxiddig 🎶
- 🔗 @DunnidaSuugaanta 👩‍❤️‍👩
- 🔗 @qalbiyadeena 🫀

---

### 📖 Buugaag & Maktabad 📚
- 🔗 @somalibooks 📖
- 🔗 @Somalilibrary 📕
- 🔗 @kobciyebooks

---


---
### 🌟✨ тσƤ 𝐬𝑜𝔪ⒶĻ𝓘 ✨🌟 
   ••○••○••○••○••○••○••○••○••○ 
   🌍 Somali Community 2025 🌍 
   ¦ᵀᵒᵖ ᵀᵉˡᵉᵍʳᵃᵐ ˢᵒᵐᵃˡⁱ ᶜʰᵃⁿⁿᵉˡˢ¦ 
---
### 🕌 Diini & Iimaan 📿 
- 🔗 @Al_xakiim 📜 
- 🔗 @Quruxdaislaamka ☪️ 
- 🔗 @Hidaayatu_Rabi 📿 
- 🔗 @hogaan_Dumar 👑 
- 🔗 @Dhaqan_wanaag 🕋 
- 🔗 @TAMARSIINTARUUXDA 🕌 
- 🔗 @Diinteenna_Macaan 🤲 
---
### 📚 Aqoon & Xigmado 🧠 
- 🔗 @XikmadoSom 🌸 
- 🔗 @Dhiiragaliye 💝 
- 🔗 @AishaAhmed99 ❤️‍🩹 
- 🔗 @QalbiDhaye143 🫀 
- 🔗 @kalimakariim 🌟 
- 🔗 @xaqiiqadanolosha 😍 
- 🔗 @Albaanichannel252 🤳 
- 🔗 @Ruuxda 🥰 
- 🔗 @dareenbulsho 👩‍❤️‍👩 
---
### 💖 Jacaylka & Oraahyo 💬 
- 🔗 @Dareen_side 💏 
- 🔗 @Hasancaashaq 😘 
- 🔗 @Mohametahmed 💭 
- 🔗 @Noqoxiddig 🎶 
- 🔗 @DunnidaSuugaanta 👩‍❤️‍👩 
- 🔗 @qalbiyadeena 🫀 
---
### 📖 Buugaag & Maktabad 📚 
- 🔗 @somalibooks 📖 
- 🔗 @Somalilibrary 📕 
- 🔗 @kobciyebooks ⏳ 

---


Video is unavailable for watching
Show in Telegram
Kubbaddana markaas oo kale ayaan nacaa😡


Video is unavailable for watching
Show in Telegram
Kooxahaa Khawaarijta ah, maxay Dad badan Diinta Suubban ka caydhiyeen! maxay Nafo bari' ah gooyeen! maxay Xoolo iyo Hanti Macsuum ah baabi'iyeen!

Ilaahay Sharkooda Ummadda ha ka qabto.


Video is unavailable for watching
Show in Telegram
Ninkaasi Khayr badan ayuu shaqaysanayaa, Ilaahay Abaalkiisa Janno ha ka yeello


Su'aal: Dadka Maalinka Qiyaame ma Hooyooyinkood ayaa loogu abtirinayaa?

Been fakatay ayaa jirta (Been fakatay Run ma gaadho'e) oo odhanaysa; Dadka Maalinka Qiyaame waxa loogu abtirinayaa Hooyooyinkood, waxa taasna loo cuskaday axaadiis daciif ah oo aan Nabiga (ANKH) ka sugnaan, sida Axaadiista saxiixa ah ay ku tusinaysana; Dadka Aabbayaashood ayaa loogu abtirinayaa If iyo Aakhiraba

عَنْ ابْنِ عُمَرَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا عَنْ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : ( إِنَّ الْغَادِرَ يُرْفَعُ لَهُ لِوَاءٌ يَوْمَ الْقِيَامَةِ يُقَالُ هَذِهِ غَدْرَةُ فُلَانِ بْنِ فُلَانٍ )
Xadiiskaas oo Bukhaari iyo Muslimba ay wariyeen waxa uu tilmaamayaa: in Qofkii Ballan-furiyaha ahaa Calan loo taaggi doonno Maalinka Qiyaame, lana odhan doonno: Tani waa Ballan-furintii Hebel oo Ina Hebel ah, ma odhan Nabigu: Hebel oo Ina Heblaayo ah.

Qaar baa doonay in ay Qawlkaa daciifka ah u cuskadaan Aayadda uu Allaah (Sw) yidhi:
(يَوْمَ نَدْعُو كُلَّ أُنَاسٍ بِإِمَامِهِمْ ) الإسراء: 71.

waxa uu Samakhshari odhanayaa Isaga oo Hadalkaas burinaya kuna jeesjeesaya:
"ومن بدع التفاسير : أن الإمام جمع أم، وأن الناس يدعون يوم القيامة بأمهاتهم، وأن الحكمة في الدعاء بالأمهات دون الآباء: رعاية حق عيسى عليه السلام، وإظهار شرف الحسن والحسين، وأن لا يَفتضح أولاد الزنا !! وليت شعري أيهما أبدعُ: أصحّةُ لفظه، أم بهاءُ حكمته !!؟ " انتهى [ الكشاف 2/682] .


Haddaad aabbe foolaad ah iyo oday ku faanayso
Kula fahannay laakiin adigu faaruq baad tahay.

#Qaamuuska_Qoraalka
https://t.me/Suugaan909




❀𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐩𝐫𝐨𝐦𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧❀
🌙💠𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 ☪️💠🌙
@Al_xakiim
@Quruxdaislaamka
@Hidaayatu_Rabi
@hogaan_Dumar
@Dhaqan_wanaag
@TAMARSIINTARUUXDA
@Diinteenna_Macaan
⟣⃟⸻⚀♦️
✨𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
@XikmadoSom
@Dhiiragaliye
@AishaAhmed99
@QalbiDhaye143
@kalimakariim
@xaqiiqadanolosha
@Albaanichannel252
@Ruuxda
@dareenbulsho
⟣⃟⸻⚀♦️
🦋𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢
@Dareen_side
@Hasancaashaq
@Mohametahmed
@Noqoxiddig
@DunnidaSuugaanta
@qalbiyadeena
⟣⃟⸻⚀♦️
📚𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢
@maanhage
@farsamada
@KobciAqoontaada2
@guuleyso11
⟣⃟⸻⚀♦️
📖𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 & 𝗠𝗔𝗞𝗧𝗔𝗕𝗔𝗗
@somalibooks
@Somalilibrary
@kobciyebooks
⟣⃟⸻⚀♦️
https://t.me/Somalienglish3


Asbaabaha looga badbaado Fitnooyinka.
Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh حفظه الله


“Sannadka soo socda haddii aan gaadho –inshaa Allaah– maalinta Sagaaloodkana waa aan soomi doonaa”. (₁)

Sannad cusub ayaa aynu galnay, waa hubaal oo waxa aad leedahay hadaf iyo yoolal aad rabto in aad sannadkan xaqiijiso, Alle ha kuu rumeeyo wixii wanaagsan. Yoolasha aad leedahay waa in aanay ku koobnaan adduunyadan kooban ee ninba maalin ka hulleelaayo. Waa in aad lahaataa yoolal aakhiradaada ku jihaysan.

Nebi Muxammad CSW markii uu soomay maalinka Caashuuraa ayaa saxaabadiisii ku dheheen: “Rasuulkii Alloow maalintani waa maalin ay weyneeyaan Yuhuud iyo Nasaaro” dabadeedna waxa uu sheegay Rasuulku CSW in uu maalinka sagaaloodkana raacin doono sannadka danbe haddii uu noolaado si uu u khilaafo Yuhuud iyo Kiristan. Sannadkii danbe ma aanu gaadhin Rasuulku CSW oo waa uu geeriyoodey. Qorshihiisii Muslimiintu waa ay fuliyaan oo waa ta la soomo maalinka Sagaaloodka. Halkaas ayaa uu ka yimi soonkaasi, waxana uu ahaa qorshe uu Rasuulku CSW ka lahaa sannadka soo socda haddii uu gaadho.

Innaguna sannadkan haddii Alle idmo waa in aynu u cibaadaysannaa si ka sii wacan sidii sannadkii hore, Ramadaanta foodda inagu soo haysa waa in aynu u soonnaa si ka sii xeeldheer sidii tii hore haddii Alle idmo, Qur’aanka waa in aynu u akhrisannaa si ka sii qoto-dheer sidii sannadkii hore. Salliga Nebiga CSW waa in aynu ka badinnaa sidii hore, digriga waa in aynu ka badinnaa sidii hore, Qorshayaal aakhiradeenna ku jihaysan iyo kuwo adduunyadeenna ku jihaysanba waa in aynu yeelannaa. Guul baan inoo rajaynayaa saaxiibbayaal.

_____
(₁) Muslim, tirsiga (1134).


Video is unavailable for watching
Show in Telegram
Habka ugu fiican ee Carruurta Cuntada loo siin karo, markay Cuntada diiddaan


BAAQ NABADEED

1 Team somali Telegramers
waxa ay baaq nabadeed usoo jeedinayan umada soomaliyeed gaar ahaan deeganada maalmihii ugu dambeyay ay kaa socdeen dagaalo beeledyo macno la'aan oo la isku dilayo wax aan macno lahayn, dagaaladan sidan ah islaam ahaan uu alle naga xarantimeyay isagoo kitaabkiisa Qur aanka ku yiri :

وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَآؤُهُۥ جَهَنَّمُ خَٰلِدًا فِيهَا وَغَضِبَ ٱللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُۥ وَأَعَدَّ لَهُۥ عَذَابًا عَظِيمًا

"Qofkii qof mumin ah dila si ula kac ahne u dila abaalkisa waa jahanamo wuu ku waaraya oo ilaah baa u caroonaya ilaahey baa lacnadaya waxana loo diyaarinaya cadaab weyn"


Iyadoo aynu rumeesanahay ayaadas oo aynu sheeganeeno dad muslimiin ah hadane aynu isku dilno rer hibil waa wax ayaan daro ah

"Dagaal wiil kuma dhasho ee waa uu ku dhinta"

Dhalinyarada somaliyeed waxaan ugu baaqeyna in ay ka baqsadan hurinta iyo ka qeeb qadasha dagaladas socda taas badalkeeda ay ka qeeb noqdan sidey nabad ugu soo dabaali lahaayen dagalas socda

"Nabad ayaa naas la nuuga leh"

Ugu danbeyn waxaan alle ka baryeyna in uu walalahas somaliyeed qalbiyadooda isu dubo dagaladas socdane ay halkaas ku joogsadan insha'allah


Ha isku qaldin.

20 last posts shown.